Ex-Madaxweyne shiikh shariif oo hada ka degay Garoonka Garoowe

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynahaii dowladii KMG aheed Soomaaliya shiikh shariif shiikh axmed ayaa maanta gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka puntland,waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee puntland saciid Cabdullaahi deni.

Boqolaal shacab ah ayaana garoonka joogo kuwaasi oo u diyaarsan soo dhaweeynta Madaxda imaaneeysa Garoowe.

https://youtu.be/qECtbZVcnZY