Eng yarisow oo ku tumanaya shaqadi dowlada hoose ee xamar

Reading Time: < 1 minute
Duqa muqdisho aya dayacay masuuliyada ka saaran shacabka ku nool magaalada muqdisho iyado ciidanka uqabilsan arurinta lacagaha canshuraha ay tacadiyo u geysanayn shacabka ku dhaqan muqdisho. 
Hey’adaha u doda xuquuqul insaanka aya u diray fariin aheyd in wax laga qabto askari kufsi u geystay gabar ku nool degmada yaaqshiid. 
Ciidanka booliska aya si an wanagsanen ula dhaqmay ehelada gabadha la kufsaday iyado xabsiga la dhigay wiil la dhashay gabadha dhibanaha ah. 
Iyado arintan ay ka baxsan tahay bini adannimada aya hadana waxa uu duqa muqdisho u muuqda mid dayacay masuliyada ka saarneed arinkaasi