Wasiirkii kol Sii horeysay Laga dhigay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ee Cabdi Raxmaan Cumar Yariisow aya waxa uu weli ku dhex jiraa howlihii Xukuumada Kheeyre.
Eng Yariisow aya waxa uu qarash Xoogan oo lacagihii gobolka ku bixiyay Mooshinka Gudoomiye Jawaari isago weli ku dhex jira arimaha Xukuumada.
Duqa Muqdisho aya dhawaanahan bilaabay in uu ka hadlo Howlaha Xukuumada Kheeyre isago dhawanahan ka hadlaya lacagaha Xukumadu so gasho.
Waxa uu si toos ah ula fal gala Xukuumada isago qeyb ka ah kulamada ay Xukuumadu qabaneysoo sido kale waxaa uu gabay guud ahan howlihi Gobolka Banadir.
Gobolka banaadir aya waxa hareeyay buuq iyo qeylo dhaanta Shacabka oo qaati ka taagan habdhaqanka
Gudoomiye Yariisow oo ku fashilan howlihii looga baahna in uu u qabto shacabka Muqdisho.