Eng Yariisow oo odayaalasha Beeshisa u Balan qaaday Dhismaha Wadooyinka Degmoyinka Ay Ka Dagan Yihin Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

iyado dhawan ay kulan ay yeshen odayaasha Besha Abgaal iyo Duqa Muqdisho aya waxa uu duqa Muqdisho kulankaasi ku balan qaaday in beesha abgaal lo dhisi doono wado muhiim u ah.

Odayaalsha uu la kulmay Duqa Muqdisho aya waxa hor kacayay Boqor Cabdu Laahi Geedi Shadoor oo ah Boqorka Beelaha Mudulood waxa uuna duqa Muqdisho u sameyay Balanqaadyo Waaweyn.

Wadada dhismaheda la bilaabi doono aya ah wado 10km ah waxana la qorsheyay wadada Xalimo hiiti ee dagmada Kaaran.

Lacagaha Ku baxaya dhismaha wadadaasi aya la shegay in ay maalgalinayan Maamulka sare ee Madaxtoyada oo uu ugu horeyo Raisul wasaare Kheyre.