Waxaa geeri naxdin leh ku timid Eng. Maxamed Cumar Saalixi oo ka mid ahaa dadkii koobnaa ee hogaanka u hayay dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Eng Salihi oo ahaa halyey qaran ayaa waqtigiisa iyo aqoontiisaba galiyay sidii loo xaqiijin lahaa in aan badda Soomaaliya gacanta loo galin dalka Kenya. Ilaah naxariistii jano ha ka waraabiyo.