Diyaarada Ethiopian Airlines ayaa lagu waramayaa in gabi ahaanba ay joojisay duulimaadyadii maalin laha ahaa ee ay ku imaan jirtay Muqdisho Hargeysa iyo Garowe.
Xogo soo baxaya ayaa muujinaya in Dowladda ay talaabadan uga gol leedahay in laga baaqsado halis ka imaan karta duuliyeyaasha diyaarda oo intooda badan kasoo jeeda Tigreega.
Lama oga sida uu xaalka ku dambayn doono hadii aad horay u jartay tikidka diyaarada Ethiopian Airlines dib u eeg maalinka bixitaankaaga.