Dublumaasiyiinta Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Sacuudiga oo si deg deg ah loogu yeeray

Reading Time: < 1 minute

Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qaybsanayaasha qunsiliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Jiddah ee Sucuudiga in ay soo galaan xarunta wasaarada arrimaha Dibadda ee Muqdisho, 30-berri gudahood.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!