Dr. Aweys Shiekh Ahmed oo ka hadlay daraasad lagu qiimeeynayo nooca doorasho ee dalka kadhici karto

Reading Time: < 1 minute

Dr. Awey Shiekh Ahmed oo ah Madaxa Machadka Cilmi Baarista Nabada iyo Istiaraatiijida Samadoon,  ayaa si kooban uga hadlay xaalada uu dalka ku sugan yahay,

Dr. Aweys Shiekh Ahmed wuxuu si gaar uga hadlay Arrimaha Doorashooyinka lafilaayo ineey dalka ka dhacdo taasoo ah QOF & COD,  sido kale waxaa daraasada lagu eegi doonan nooca doorasho ee laqaban karo hadii lagu guuldareesto qabsoomida doorasho qof iyo cod ah,

Machadka Cilmi Baarista,  Nabada iyo istaraatiijiyada ee Samadoon ayaa ka codsaday aqoonyahana Soomaaliyeed ineey lawadaagaan aragtida ay hayaan si looso bandhigo aragti mideeyso

Dr. Aweys Shiekh Ahmed ayaa balan qaaday dhawaan ineey soo bandhigi doonaan daraasadaas isla markaasna ayla wadaagi doonaan Hey’adaha ay quseeysa.

Halkaan kadaawo Muqaalka Dr. Aweys Shiekh Ahmed .