Ururka tallada wadanka haya ee EPRDF ayaa maanta waxaa ay Gudoomiye U Doorteen R/wsaaaraha Dalkaasi Itoobiya Dr. Abiyi Ahmed Ali Waxaana Gudoomiye Ku Xigeenkiisa loo doortay Damake Makonen.
Dr. Abiyi Ahmed Ali ayaa markii hore Xisbigaan Gudoomiye ka ahaa EPRDF waxaana ay noqoneeysaa in mar kale Hogaan loo dhiibay,Itoobiya ayaa waxaa ay hada sameeyneeysaa Furfurnaanshiyo Siyaasadeed.
EPRDF ayaa waxaa uu sameeyay Isbedelo Dhanka Siyaasada ah taasi oo ku dhisan Furfurnaanshiyo,deganaan aan looga baran waxaana taas horseed ka ah Dr. Abiyi Ahmed Ali