Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal qorsheysan ku dishay 21 katirsan Al-Shabaab

Reading Time: < 1 minute

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa sheegay song in howlgal qorshaysan oo ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Q

Wasaaradda ayaa sheegtay in Xubnaha katirsan Al-Shabaab ee la dilay ay ku howlanaayeen falal ay doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed., isla markaana howlgalka oo ahaa bartilmaameed u u u dhacay sidii loo qorsheeyay, burburiyay fariisimahoodii lagoon.

” Jabkaan gaaray Al-Shabaab ayaa ka dhigan in afar maalmood gudahooda Ciidanka Qaranka ay dileen ku dhowaad 200 oo ka tirsan Al-Shabaab. Dowladda Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed oo fahmay muhiimada in hal meel looga soo wada jeesto Al-Shabaab oo dalka, dadka iyo diinta duulaanka ku ah ayuu song y