Dowladda Soomaaliya oo lagu Eedeeyay in aysan Waxba ka qaban Balanqaadyadii ay Horay u sameeysay!!

Reading Time: < 1 minute

Tan iyo markii la doortay madaxweyne farmaajo waxaa isi sootarayay eedeymaha loosoo jeedinaayo dowladda oo shacabka kaga imaanaya umada soomaaliyeed ayaa waxa ayka niyad jabeen rajadii iyo riyadii ayka lahaayeen inla helo dowladda dib usoo celisa hanaanki dowladdeed ee soomaaliya.

Dowladda soomaaliya ayaa ka dhamaan la’dahay musuq maasuq iyo diminta dalka iyo raja beel lagu rido shacabka soomaaliyeed tasoo keentay iney shacabka iyo siyaasiyiinta ay muujiyaan sida ay uga xun yihiin in kooxda qiyaano qaran ay dumiyaan qarankii soomaaliyeed.

Sikastaba ha ahaatee shacbiga somaaliyeed ayaanan ku qanacsaneen madaxda haatan hogaamineysa dalka maadama aysan soocelin Karin maqaamkii sare ee soomaaliya ayku leheed geeska afrika iyo dunidaba