Waxaa maanta gaaray magaalada Laascaanood deeqdii ugu horeeysay ee gaarta maamulka cusub ee dhawaan laga dhisay magaalada Laascaanood.
Dowladda Talyaaniga ayaa ayaa maanta ka dajisay diyaaradii siday deeq Garoonka Diyaaradaha Laascaanood ee Gambadhe. Waxaa ka sheegayaa in deeqdaan ay ka daba imaan doonaan taageerada Caalamiga ee loogu talagalay Maamulka SSC khaatumo.
Waxa aan wali cadeynin in dowlada Somaliland lagu wargaliyay in deeqdaas halkaas ka degto iyo inkale, maadaama ay duleedka magaalada Laascaacood ay ku sugan yihiin ciidanka ka socda maamulka Somaliland.