Dowlada Soomaaliya oo dalka la magac-baxay Somaliland ugu hambalyaysay doorashadeeda

Reading Time: < 1 minute

Mahdi Guuleed oo ah RW ku Xigeenka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa isaga oo ku hadlaya magaca dowlada Soomaaliya uu hambalyo u diray shacabka Somaliland.

Waa markii ugu horeeysay ay dowlada Soomaaliya hambalyo noocaan ah u diraan dowlada somaliland oo iyada sheegtay in ay ka go’day Soomaaliya.

Halkaan ka Daawo: