Dowlada Soomaaliya oo shaacisay magacyada saraakiisha Al Shabaab la-dilay

Reading Time: < 1 minute

Dowlada Somalia ayaa soo bandhigtay magacyada saraakiil fara badan oo Al-shabaab looga dilay howlgalada ka dhanka ah kooxdaas ee labadii bilood ee la soo dhaafay ka socday degaano ka tirsan Galmudug iyo Hirshabelle.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA