Dowlada Soomaalia oo xil u magacawday wiil uu dhalay En yariisoow

Reading Time: < 1 minute

Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xog-hayaha koowaad ee ergada Soomaaliya ee qaramada midoobey u magacaabay Maxamed Cabdiraxmaan Cumar oo ah wiilka duqii hore ee Muqdisho Eng Yariisow.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!