Dowlada Somaliland oo ku tilmaamtay siyaasiyiintii tagtay Muqdisho shaqo doon (Video)

War ay soo saartay Dowlada Somaliland oo looga hadlay siyaasiyiintya reer Somaliland oo ka tirsanaa dowladii Silaanyo oo Muqadishu tagay. Afhayeenka Dowladda ayaa ku timaamay ragii tagay Muqadishu kuwo shaqa doon ah.

Waxa uu yiri “kuwaasi waa shaqo doono oo ku danbeeyn-doono ha nala cafiyo”. Ma aha markii ugu horeeysay oo siyaasiyiin reer Somaliland ay u baxsadaan Muqadishu gaar haan siyaasiinta shaqo la’aanta ku hayso magaalada Haygeysa.

Halkaan ka daawo Jawaabtii dowlada Somaliland:

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=NArOl9HldZY[/embedyt]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here