Dowlada Qatar oo tabab siinayso qaar ka mida shaqaalaha Wasaarada Arimaha Dibadda

Reading Time: < 1 minute

Qaar ka mida shaqaalaha iyo diblomaasiyiin  ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa tababar looga furay Machadka Diblomaasiyadda ee Qatar.  Waxaa loogu talo galay Tababarkan in ay ka qeyb galayaan Diblomaasiyiinta Soomaaliyeed.

Dowladda Qatar ayaa da’daal ugu jirto sidii ay saameyn ugu yeelan lahayd siyaasada iyo aminga Soomaaliya. Waxaan muuqato in tababarkaan uu qayb ka yahay da’daaladaas.