Dowlada Qadar oo Xood Xodasho Siyaasaded Ka Dhex Bilaawday Xildhibanada Barlamanka Iyo Qorshahaasi oo Lo Wakishay Fahad Yasin

Reading Time: < 1 minute

Iyado xiisad siyaasaded oo kacsanan ah uu ka abuurmay heshiiski Berbera ee Shirkada DP World Itoobiya iyo Somaliland aya waxa soo baxaya loolan cusub oo ay bilaabayan xulafada Fahad Yasiin.

Dowlada Qadar aya wada galaangal siyaasadeed oo ay ka dhex bilaawday Xildhibanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya iyado ay doneyso in la ceyriyo Dowlada Imaaradka Carabta.

Dowlada Qadar aya qorshahan fartay misane u wakiilatay Fahad Yasiin Xaaji Daahir oo ah agaasimaga Madaxtoyada Sido kalena ah wakiil Dowlada Qadar u jooga Soomaaliya.

Qadar aya ka faideysaneysa Hadalka Kaso Yeeray maamulka sare ee Shirkada DP World kasi abuuray qalalaase siyaasadeed.

Dowlada imaaradka Carabta aya ka mid ah dowladaha taagerada siiya Soomaaliya iyado sido kale muhiim u ah Dhaqaalaha Soomaaliya.