Dowlada Puntland oo xarun Madaxtooyo  oo cusub ka dhistay Magaalada Gaalkacyo

Reading Time: < 1 minute

Waxaa dhawaan la soo gaba-gabeeyay dhismaha Madaxtooyadda cusub ee laga dhisay Magaalada Galkacyo. C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa la filayaa inuu dhawaan xarig ka jarig ku sameeyo xaruntaan cusub.

Xarunta oo loo sdhisay si heer sare ah  ayaa la doonayaa in lagu  qalabeeyo qalabkii ugu danbeeyay. Xaruntaan ayaa waxa ay noqon doontaa madaxtooyada sadaxaad oo ay leedahay dowlad Goboleedka Puntland.