Iyada oo maalmihii u danbeeysay ay dowlada Fedaraalka waday qorshooyin iyo barnaamjiyo lagu carqaladaynayo nabada Puntland aya war saxaafadeed ka soo xabay Dowlad Goboleed Puntland ayaa Dowladda Faderaalka Soomaaliya looga digay in ay Faragin ku samayso Doorashooyinka Maamul Goboleedyada Dalka.
“Puntland waxa ay uga digeysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya faragelinta ay ku hayso Dowladdaha Xubnaha ka ah, si gaar ah faragelinta doorashooyinka, iska horkeenida shacabka iyo marin habaabinta nidaamka Dowliga ah” ayaa lagu yiri warka ka soo Baxay Puntland.
Xasan Kheyre ayaa ay ka go’antay in uu mucaarad ka dhex abuuro Puntland isaga oo isticmaalayo lacagaha ka soo gala beesha caalamaka iyo kuwa laga aruuriyo shacabka Muqadisho.
Hoos ka aqriso warka ka soo baxay Puntland.