Dowlada oo ku fashilantay wadahadaladii Ahlusunna&Ahlusunna oo magacawday Guddiga farsamada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka Galmudug.

Reading Time: < 1 minute

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga farsamada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka Galmudug.

Guddiga uu magacaabay Sheekh Shaakir ayaa ka kooban 11-xubnood,kuwaasi oo la sheegay in lagu saleeyay heshiiskii ay horey u wada galeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlusunna Waljameeca.

Dhawaan ayay aheyd markii dowladda Federaalka Soomaaliya ay Magacaawaday Guddiga Farsamada maamul dhisida Galmudug,kuwaasi oo ka kooban 13-xubnood.

Hoos ka Akhriso Warqada Magacaabista.