Dowlada oo bedeshay Qabkii Caasimada Muqdisho (Aqriso sababta)

Reading Time: < 1 minute

Muqtaar Maxamed Cali oo ka mid ah falanqeeyayaasha arrimaha siyaasada islamarkaana xilal kala duwan kasoo qabtay Maamulka Gal-mudug oo wareeysi siiyay mid ka mid ah TV-yada ayaa waxaa uu ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay dhibaatada ka jirta Caasimada.

Waxaa uu sheegay in habeen iyo maalin ay Bandoow tahay Magaalada Muqdisho islamarkaana lasoo tubay dariiqyada dhalinyaro aan xitaa kala aqoon xaafadaha caasimada islamarkaana marar ka qaarba ku dhumo.

Dadka degan gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ugu baaqay in ay ka tashtaan aayaha gobolka islamarkaana aysan isku laheeyn Madaxweyne Farmaajo iyo r/wasaare kheeyre.

Taliyaha Booliska ayuu sidoo kale sheegay in uusan dan iyo heelo ka laheeyn arrimaha gobolka islamarkaana uu ilgooni ah ku eegaayo kaliya Puntland