Dowlada Kenya oo xabsiga u taaxaabtay Axmed Rashiid

Reading Time: < 1 minute

Askarigii hore ee ka tirsanaa ciidanka  Booliska  Dalka Keyna Axmed Rashiid oo loo haysto dacwadooyin dilal ah  uu u gaystay dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xarunta ciidanka booliiska ee Gaarisa DCI

Hadii uu diido in uu si xur ah isugu soo dhiibo ciidanka Booliiska,  dowlada Kenya waxa ay iclaamisay in xoog lagu soo qaban doono. Axamd Rashiid ayaa waxa horay dacwad ugu soo oogay qays Soomaaliyeed oo wiilkooda uu dharaar cad  uu ku dilay xaafada Islii ee magaalada Nairobo.