Dowlada Dalka Kenya oo sheegtay in ay Gacanta ku dhigeen Dhalinyaro doonaysay in ay Al-Shabaab ku biiraan

Reading Time: < 1 minute

Ciidamada Amaanka Dalka Kenya ayaa waxa ay Gacanta ku dhigeen Dhalinyaro doonanyay in  Al-Shabaab ay kubiiraan kuwaa oo oo doonayay in falal Amni daro kageystaan Dudaha Dalkaasi Kenya.

Gudoomiyaha Ismaamulka Siaya, ayaa waxa uu tibaaxay  in ay Cidamada Amaanku ay gacanta ku dhigeen Xubno gaaraya ilaa Shan ruux oo doonayay in ay kubiiraan Al-Shabaab si ay uga mid noqdaan Dagaalyahanada hubaysan ee Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa waxa Marar badan weerareen Xarumo badan oo muhiim ah oo kuyaala Gudaha Dalka Kenya waxaana Kenya ay ladaalaa dhecaysaa Weerarada   kaga yimaada Al-Shabaab.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!