Iskaashiga Wasaaradaha Maaliyada ee xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya waxay si cad uga hor-imaanayaan Xeerka Cashuuraha Dalka ee Wasiirka Maaliyadda DFS uu horgeeyey Golaha Baarlaamaanka Federalka Soomaaliya.
Dowlad Goboleedyadda ayaa waxa ay ku eedeynayaan dowlada Dhexe in ay ku xadgudbeyso qaab-dhismeedka Fedaraalka iyada oo qaadanayso go’aano si cad uga soo horjeesanaya heshiiska Fedaraalka.
Halkaan ka akhriso war-saxaafadeedka
