Reading Time: < 1 minute

Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay falalka sharci darrada ah ee ay dawladda federaalka Soomaaliya ka wado gobolka Gedo.

Sidoo kale Maamulka jubbaland ayaa iska diiday Gudoomiyaha gobolka Gedo ee dhawaan uu Magacaabay Wasiir ku xigeen Jubbaland ka tirsan oo taabacsan dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Jubbaland waxa ay sheegtay in aysan aqoonsaneyn Falalka dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka waddo gobolka Gedo.

Hoos ka akhriso war saxaafadeedkan oo dhammaystira