Dorashada Maxamed Mursal Waxa Ay La Micno Tahay In Dalku uu Galay Xukun Kali Talisnimo

Reading Time: < 1 minute

Waxa goor dhaw soo gabagaboowday Doorashadi Gudoonka Golaha Shacabka iyado uu Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka lo Doortay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Guodoonka Cusub ee Golaha Shacabka aya waxa uu yahay Shaqsi la keensaday maadama uu ka socdo Xukuumada Soomaaliya iyado sheekeadan ay u muuqato (adiga keenso hakuu adeego).

Xukuumada Xasan Cali Kheyre aya waxa ay ku howlan tahay Afduubka Golaha Shacabka iyado ay horey uqorsheyeen in ay la sameeyo xeerar lagu xiraayo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Waxa la aminsan yahay in Doorashada Manta ay la micno tahay in Xuriyadii Dalka gabi ahanba la afduubay oo uu dalku gali doono Kali talisnimo.