Doorashada kuraasta Aqalka Sare DGKG oo beri la qabanayo

Reading Time: < 1 minute

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada Aqalka sare ee xubna ku matalaya BJFS. Jadwalka guddiga ayaa lagu sheegay in maanta oo sabti ay bilaabaneyso diiwaan gelinta Musharixiinta Aqalka sare.

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xalay shaaciyay liiska seddax kursi oo ka dhineyd kuraasta Aqalka sare Koonfur galbeed ay ku leedahay. Guddiga doorashada ayaa beri oo Axad ah shaaciyay in ay dhaceyso doorashaa Kuraasta dhiman.

Hoos ka akhriso Jadwalka Doorashada