Doorashada KG oo dib loo dhigay mar kale iyo jadwal cusub oo al sameeyay (Akhriso)

Reading Time: < 1 minute

Guddiga doorashada madaxtinimada maamulka Koofur Galbeed aya markale dib loo dhigay taasoo la qorsheynayay in ay ducado 28 bisha Nofember ee sanadkan 2018.

Warqad ka soo baxday guddiga doorashooyiska aya lagu sheegay in ay doorashada lagama maarmaan ay tahay in lagu daro wakhti dheeri ah, iyagoo ku sababeeyay in loo baahan yahay si ay u dhacdo doorasho xalaal ah.

Guddiga ay sidoo kale sameeyay jadwalka doorashooyinka iyo qaabka ay doorashada u dhaceyso.