Iyaga oo saaka subaxdii hore loo balansanaa ayaa Xildhibaanada dadka dooran lahaa aysan soo xaadirin hoolka doorahada.
Talabadaan ayaa hakad galisay geedi socodka Doorashada Aqalka Sare Ma jirto Musharax lacag bixiyay, waxaana muuqata in midba midka kale uu gaadayo. Waxaa jira warar hoose oo sheegaya in Xildhibaannada ka war sugayaan Musharaxiinta inay lacag bixiyaan bixiyaan.