Wareegto ka soo baxaday dowlada Somaliland ayaa lagu sheegay in dowlada kala wareegtay shirkaddaha ama ganacsatadda soo dajin jirtay shidaalka oo wixii hada ka danbeeya ay dowlada soo dajin doonto,.
Wareegtada ayaa lagu amray Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Xasan Axmed Ambasi in ay dowlada la wareegto keenista shidaalka halka dhamaan ganacsatadda keeni jirtay shidaalka loo ogol yahay in ay iyagu ka iibsadaan dowlada ka dibna shacabka ka sii iibiyan.
Halkaan ka aqrsio wareegtada dowlada soo saaraty: