Diyaarad ku burburtay koonfurta dalka Swedan oo ay dad ku dhinteen

Reading Time: < 1 minute

Saraakiisha Swedan ee dhinaca gurmadka Deg Dega ayaa sheegay in ugu yaraan 9qof ay ku dhinteen diyaaradii ay saarnaayen oo ku dhacday Koodurta Swedan.

DIyaaradaan oo ahayd nooca xamuulka dadka qaada ayaan Ilaa hadda Dowladda Sweden ayan macluumaad dheeri ka bixin sababta shilkaasi keentay. Diyaarada ayaa ahayd nooca  Tartamada boodinta waxaana ay ku dhacday meel banaan oo koofurta Swedan dhacda

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!