Diiwaangelinta musharixiinta Aqalka Sare oo maanta ka bilaabanaysa Jowhar

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maanta ka bilaawday  magaalada Jowhar ee gobolka shabeellada dhexe Diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa  Guddiga Doorashada ayaa waxaa ay xalay soo saaray  jadwalka doorashada musharaxiinta u tartamaya kuraasta aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Dhanka kale, Guddiga Doorashooyinka ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in maalmaha  Isniinta iyo arbacada, la qabanayo doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare. Xubnaha ku tartamaya aqalka Sare ee maanta la filayo in lagu diiwaangeliyo Magaalada Jowhar, kuna tartamaya 8 kursi oo kamid ah Aqalka Sare ayaa waxaa ay Magacyadooda kala yihiin.

1: Muuse Suudi Yalaxow
Cabdullaahi Sheekh Xasan
Axmed Xasan Cadow
Xaaji Muxudiin Xasan Afrax
Dr. Xasan Cadaay Cali.

2: Maxamed Amiin Shiikh Cusmaan
Daaha Muxudiin Sh. Daa’uud
Axmed Maxamed Cali (Afcadey)
Yuusuf Macallin Xasan (Fila-dheere)
Dr. C/raxmaan Muuse Xabad

3: Maxamed Axmed Nuur (Tarsan)
Raage Xasan Cusmaan (Xuuti)
Dr. Cusmaan Maxamuud Maxamed (Dufle).

4: Prof. Maxamed Cusmaan Dhega-juun
Nuur Maxamed Geedi (Canjeex)
Mukhtaar Xuseen Axmed

5: Cali Shacbaan Ibraahim
Cabduqaadir Xanafi Sheekh Bashiir
Cabdullaahi Axmed Tawaad
Caasho Xuseen Abuukar
Cabdalle Cabdi Xuseen.

6: Xasan lidow Muxumed Kobac
Cusmaan Axmed Macow
Cabdinuur Ibraahim Nuur.

7: Fartuun C/qaadir Faarax Karaama
Adna Xasan-Mahad Cabdi
Sacdiya Yarow Aadan.

8: Naciimo lbraahim Yuusuf
Maryan Maxmed Kuulow
Zamzam Cabdullaahi Xuseen
Maxamed Macallin Xasan Kulmiye
Abuukar Xasan Cali (Maqaneey)
Cabdalla Maxamuud Cusmaan.