Diiwaan gelinta Musharaxiinta Aqalka Sare oo maanta ka bilaabaneysa Dhuusamareeb

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusamreeb ay ka bilaabato diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartamaya Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashooda tahay Galmudug, kuwaasi oo ka harsan aqalka sare.

Diiwaa-gelinta Musharaxiinta Aqalka Sare ee loo gudbiyay Guddiga hirgelinta ayaa isla Maanta ku eg, sida ku Cad Jadwalka lasoo saaray, waxaana kuraasta ku tartamaya 4 Musharax. labada kursi ee Aqalka Sare uga harsan Maamulka Galmudug oo ah labadii kursi ee ugu dambeeyay Aqalka Sare ayaa waxaa u sharaxan Afar musharrax oo ku tartami doona, kuwaas oo kala ah.

1. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo kursigan horay ugu fadhiyay oo uu la tartami doono
Cawil Nuur Cali

2. Cabdi Cismaan xareed
Mahad Aadan Guuleed.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!