Dib u dhac ku yimid kulan deni Golahiisa Wasiirada ku hor-geeyn Lahaa Baarlamaanka!!

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maanta dib u dhacay kulan ay xildhibaanada Baarlamanka codka kalsoonida ugu qaadi lahaayeen Wasiirada cusub ee uu soo magacaabay Madaxweyne Deni.

Waxaa la xaqiijiyay in Sabtida ay Baarlamanka hor imaan doonaan Wasiirada, islamarkaana si wadar ah Codka Loogu qaadi doono.

Garowe waxaa ka socda Kulamo iyo Shirar gooni gooni ah oo Wasiirada Cusub la yeelanayaan Xildhibaanada Golaha Wakiilada.