Dhulgariir saakay ka dhacay gobolka bari ee Puntland

Sida ay ku soo waramayso hay’ada dabagasha dhulgariirka ka dhaco caalamka ee earthquake tracker ayaa sheegaysa in saakay saacado marka ah ahayd 6:24 uu ka dhacay dhulgariir degaanka u jira 159 km Bereedo ee gobolka Bari ee Puntland

Dhulgariirkaan oo laga dareemay gobolka Bari ayaa awoodiisu ahayd 4.9 cabirka lagu qiyaaso dhulgariirka

Ilaa iyo hadda lama soo sheegin dhibaatooyinka ka dhashay dhulgariirkaas

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here