Waxaa maanta ku dhutay dalka Soomaaliya agagaarka deegaanka Caluula ee Puntland Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 4.7. Dhul gariir ayaa ku dhuftay meel 140 km Waqooyi ka xigta Caluula ee dalka Soomaaliya. Sida ay sheegtay hay’adda sahanka dhulka ee Maraykanka (USGS).
Xuddunta dhulgariirka ayaa ku taalla 13,217°N iyo 50,980°E, siday u kala horreeyaan.
Weli lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay. Faahfaahin dheeraad ah ayaa la filayaa (ANI).
Ilaa iyo hada ma jirto war ka soo baxay khasaaraha ka dhashay dhulgariirkaas. Diwlada Puntland iyo tan Federaalka labada kama hadlin.