Dhowr qodob oo Dastuurka ka mid ah oo wax laga bedelay (VIDEO)

Reading Time: < 1 minute

Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil wasiirka Wasaaradda Dastuurka ayaa waxaa uu ka warbixiyay dib u-eegis lagu sameeynaayo dastuurka dalka

Wasiirka arrimaha dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, ayaa sheegay in shanta cutub ee ugu horraysa dastuurka lagu sameeyay dib-u-eegis afarta cutub ee ku xigtana dib-u-eegistooda lasoo gebagebaynayo bishaan gudaheeda taas oo ka dhigan in 75% dastuurka dib-u-eegis lagu sameeyay, uuna rajaynayo in horraanta sannadka 2019 la gebagebaynayo guud ahaan dib u eegista farsamo ee dastuurka ku-meel gaarka ah ee dalka.