Dhooba Daareed oo gaaray Magaalada Dhahar kadib xilka qaadistiisii

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyihii Golaha Wakiiladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed ayaa waxa uu Gaaray oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Dhahar halkasi oo Boqolaal shacab ah ku soo dhaweeyeen

safarka gudoomiyaha ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili Asbuucii hore codka kalsoonida ah lagala laabtay waxaan la,ogeyn sababaha halkaa uu utegay