Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho aya shegaya in goor dhaweyd uu dumay dhismo ku yaala isgoyska km4 ee magaalada Muqdisho.
Inta la xaqiijiyay 3 qof ayaa ku dhimatay ka dib markii dhisme ay dhisayeen uu kusoo dumay shaqaale ah kuwa ka shaqeeya dhismaha
Waxa sido kale dhaawac uu so garay ku dhawaad sedex qof oo sameyn uu ku yeesha dhismaasi dumay.
Dhismahan aya ku yaala Shaleemadii hore ee Ecuadore oo ku taalla Isgoysks KM4 ee Magaalada Muqdisho.
Kooxaha Gurmad deg deg ah ayaa goobta gaaray, kuwaasoo wadda badbaadinta Shaqaalle ku hoos jira dhismaha dumay