Dhalinyaro Soomaali ah oo ku xiran dalka IIRAAN oo codsi u diray dowladda Federaalka

Reading Time: < 1 minute

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsi ku yaal dalka IIRAAN oo la soo xiriiray Muqdisho Online aya naga codsaday in aan codsigooda u gudbino dowladda federaalka ah iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyagoo codsaday in lala tacaalo sidii looga soo deyn lahaa xabsi ay ku dhibaateysan yihiin.

Dhalinyarada aya sheegay in ay ku xiran yihiin dhanka xuduuda u dhexeysa Turkey iyo IIRAAN.

Dhalinyarada aya isugu jira shan (5) rag iyo (3) dhalinyaro oo gabdho ah. Waxaa lagala xiriiri karaa telefoonka hoos ku qoran iyo emailka hoose

+989035268211 Ama kosmakaafi143@gmail.com

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!