Siyaasi Maxamuud Maxamed Gaagaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa hadlay sxaaladaha amni xumo ee ku soo korortay dalka gaar ahaa magaalada Caasimadaha ee Muqdisho.
Siyaasi Maxmuud ayaa sheegay inay muhiim tahay in wax lag weydiiyo Taliyayaasha iyo xukumada uu horkacayo Ra’islu Wasaare Xasan Cali Khayre amni xumada ka jirta Magaalada Muqdisho, waxuuna xusay in loo baahanyahay Xildhibaanada inay si dhab ah ula xisaabtamaan.
Sidookale Siyaasiga ayaa sheegay in xiligaan loo baahnaa amnida dalka inuu gaaro meel wanaagsan, waxuuna tilmaamay in markii talada dalka loo dhiibayay Xukmada amniga uu sidaan ka wanaagsana.
Ugu danbeentii Siyaasiga ayaa sheegay xukumada Ra’isul Wasaare Khayre hadii aysan amaanka sii xumaanayo aysan waxba ka qaban karin loo baahan yahy inay booska baneyso.
Halkaan ka Dhageyso.