[Dhageyso] Dacwad ka dhan ah Fahad & Farmajo oo loo gudbiyay Maxkamadda ICC.

Reading Time: < 1 minute

Ururka ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwac ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague.

Dacwadda ayaa ka kooban afar kiis oo kala ah.

  1.  Kiiska Ikraan Tahliil
  2. Xasuuqii Baydhabo ka dhacay
  3. Dhalinyarada loo qaaday Eritrea
  4. Cunaqabateyntii Kismaayo
Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!