(Dhageyso) Codkii laga duubay safiirka Qatar iyo Khalifa Kayed Al_Muhanadi

Reading Time: < 1 minute

Wargeyska caanka ah NY Times aya qoray qorma xasaasi ah Qormadaas ayaa waxa lagu eedeeyay dowladda Qatar in ay ka dambeysay qarax ka dhacay magaaladda Boosaaso, wallow xukuumada Dooxa ay iska fogeysayna, ayna raacday dowladda federaalka ah.

Warbixinta oo lagu soo xigtay ganacsade aad ugu dhow Amiirka Qadar oo ay telefoonka kuwada hadleen danjiraha Dooxa ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in talaabadaasi loo qaadey si loo wiiqo danaha Imaaraadka.

Qaar ka mid ah xubnaha guddiga amniga ee xildhibaanada BJFS aya ballan qaaday in baaritaan lagu sameyn doono eedeyntaas, Baaritaanka kadib ayeey cod dheer ku sheegeen in ay u gudbin doonan baarlamaanka federaalka ah, kaasi oo kadib go’aan kasoo saari doona. “Arrintan ma ahan mid indhaha laga fiirsan karno, walwal badan ayey nagu haysaa”.

Halka hoose ka dhegeyso codka laga duubay