Dhageyso; C/qaadir Shariif Sheequnaa Maye Oo Sheegay In Uusan Isaga Magacaabin Gudiga Doorashada Koonfur Galbeed

Reading Time: < 1 minute

iyadoo maanta ay soo baxday warqad uu ku saxiixnaa gudoomiyaha baarlamanka maamulka koonfur galbeed ee uu ku magacaabay gudiga qaban qaabada doorashada maamulkaasi koonfur galbeed.

C/qaadir shariif sheequnaa Maye oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku Tilmaamay in uu soo Magacaabay Gudiga Doorashada Maamulka Koofur Galbeed , isaga oo shaaca ka qaaday in looga been Abuurtay warqad ay ku qoran yihiin Magacyada Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed kuwaas la sheegay in ay yhiin xubanaha Gudiga Doorashada Koofur Galbeed

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!