Dhageeyso:-Beesha Saleemaan oo Go’aan ka qaadaneeyso Madaxweyne Xaaf iyo Shaqsiyaad Xukumadda ka Socda oo ku Milan!!

Reading Time: < 1 minute

Qaar kamida odayaasha dhaqanka magaalada cadaado oo ugu horayntii goobta kahadlay ayaa shegay in ay diyaar u yihiin In ay lashaqeeyaan madaxda maamulka Galmudug ee kusugan Mgaalada Cadaado.

Gudoomiyaha Baarlmaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in sababta ay u yimaadeen ay tahay in ay kashaqeeyaan midnimada umada Galmudug ayna Kahortagaan Cidkasta Oo Doonaysa Kala Gaynta Shacabka Reer Galmudug.

Dhanka Kale madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Ayaa Sidoo kale Tilmaamay In Aysan diyaar U Aheyn Bur-burinta Maamulka Gal-mudug.