Dhageeyso:-Al-shabaab oo la ogaaday in ay soo diraan ragga lagu sheego in ay soo Goostaan si ay Howlgalo Qorsheeysan Fuliyaan!!

Reading Time: < 1 minute

Qaar ka mid ah dadka kasoo goostay Al-Shabaab waxay dileen madax iyo ciidan, Halka kuwo kale ay dib u laabtaan muddo marka ay joogaan.

Qaar kale waxay ururiyaan xogta laamaha dawladda iyo tan xubnaha soo goostay ee kale oo ay ku cabsigeliyaan, si ay uga hor istaagana inay wada shaqayn la sameyaan dawladda ama inay macluumaad siiyaan – sidaasi waxaa barnaamijka Galka Baarista ee Idaacadda VOA u sheegay khubaro dhinaca amniga.