Dhacdo Xanuun badan Aabbe qudha ka jaray Wiilkiisa (Sababta Ogoow)

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka aynu ka heleeyno deegaanka Xawaadleey ee gobolka sh/dhexe aabbe tagfiir ayaa waxaa uu qudha ka jaray wiil uu dhalay ka mid markii uu cunay’SAB ay qabeen reer ehel la ah.

Arrintaan ayaa waxaa ay dhalisay banaanbaxyo xoogan oo halkaasi ka dhacay iyadoo dadka deegaanku ay dab qabadsiiyeen masjid ku yaala deegaankaasi oo uu ku jiray ninka wiilkiisa bireeyay.

Ciidamada amaanka ayaa ugu dambeeyn ku guuleeystay in ay gacanta kusoo dhigaan aabahaasi,iyagoo xabsiga ku haaya hada.

Arrintaan ayaa si weeyn looga hadal haayaa gobolka sh/dhexe,waxaana dadka qaar ay ku tilmaameen fajac iyo yaab.

https://youtu.be/XucxM62H8-w

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!