DGKG oo magacowday Gudiga qabashada doorashada Aqalka Sare

Reading Time: < 1 minute

Ugu danbeeyntii, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqday Gudiga qaban qabada dorashada Aqalka Sare. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleydka Koofur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Magacabey xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee qabashada doorashada Aqalka Sare.

Xubnaha uu Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Koofur Galbeed Soomaaliya uu soo magacaabay ayaa gaaraya 11 xubnood.

Hoos Ka akhriso: