DFS oo sharuudo ku xirtay shirkadaha dayuuradaha ee daabulanaya Xujeyda

Reading Time: < 1 minute

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS ayaa waxay ku wargelisay  dhammaan Shirkadaha Diyaaradaha ee danaynaya  inay ka qaybgalaan tartanka Daabulista Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan 1444/2023 inay soo gudbistaan codsiyadooda, soona buuxiyaan shuruudaha loo dejiyay tartanka Daabulista xujeyda ka hor 18. 04. 2023, waana sida hoos ku cad.

blankblankblank